Magaaladda Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa lagu caleema saaray Madaxweynaha Maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusunna Kaas oo dhawaan lagu doortay Dhuusamareeb.

Waxaa xusid Mudan in Caleema saarka Madaxweynaha Maamulkaasi Ay Ka Qeybgalayaan Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka Somaliya,

sheekh shaakir

Madaxweynaha Cusub ee la caleema saaray Sheekh Maxamed Shaakir

Dhawaan Ayeey Aheyd Markii Dagmadda Cadaado lagu Doortay C/kariin Xuseen Guuleed Oo Noqday Madaxweynaha Maamulka Gobolada dhexe Kaas Oo Ay Aqoonsantahay Dowladda Fedraalka ah ee somaliya.

Hoos ka dhageyso wariyaha SBC Ee dhuusamareeb oo ka waramaya.