Maamulka isbitalka Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa ka warbixiyay deeq la gaarsiiyay isbitalkaas kaas oo ka kooban Soolar loo isticmaalayo koronyada isbitaalka, sariiro iyo agab kale.

Maxamed Xusen Adan Agaasimaha isbitaalka Gaalkacyo ayaa sheegey inay dhawaan heleen deeqdan ka kooban sariiro ka caawinaya jiifka bukaanada dadka waawayn & dadka yararba waxaa kaloo uu sheegey inay heleen Solar taasina ay keeneyso inay kaga nastaan shirkad korontada oo ibitaalka bilaash ku siin jirtay

Dhageyso warbixin faah faahsan oo uu Gaalkacyo ku diyaariyay Wariye C/laahi Yare.RIIX AMA DAAR