Gudiga Tartanka Kediska Ramadaanka ee Warbaahinta SBC Ayaa si rasmi ah u shaaciyay Liiska Isku aadka wareega 3aad ee tartanka Ramadaanka,

Waxaa saaka xarunta SBC ee Boosaaso lagu qabtay isku aadka xaafaddaha 6da ah ee u soo gudbay wareega 3aad ee tartanka kuwaas oo qori tuur ama isku aad ay iyagu is dooranayaan loogu Sameyay isla xarunta,

Isku aadka ayaa u dhacay sidan :

  • Hodan Garowe VS Raxiis Boosaaso
  • Waaberi dhahar VS Goljano Waaciye
  • Bilcil dhahar VS 1da August garoowe

Gudiga ayaa isla Hadda Shaaciyay in Caawa Ay tartami doonaan iinsha allah xaafadaha kala ah :

  • Hodan Garowe VS Raxiis Boosaaso

Qeybta Danbana,

  • Waaberi dhahar VS Goljano Waaciye

Tartanka ayaa Hadda Maraya Meel Xamaasad Badan, iyadoona ay Tartamayaashu Ku Jiraan Diyaar Garowgii ugu danbeeyay

DHAGEYSO CODKA GUDOOMIYAHA KEDISKA SH. LIIBAAN MASHRUUC :