Qaaar ka mid ah haweenka ka ganacsada khudaarta ee magaalada Caasimada u ah Puntland ee Groowe ayaa codkooda ku muujiyay cabasho ay ka qabaan dhibaatooyin ka soo wajahay Roobabkii dhowaan ka da’ay Gobolka Nugaal.\

Haweenka ku ganacsada Suuqa Qudaarta magaalada Garoowe ayaa SBC u sheegay in dhibaatooyinka heysta ay ka mid yihiin qudaarta oo la waayay, qiimaheedii oo isbedela iyo weliba in uu ku yimaado xayiran dhanka wadooyinkii ay soo mari lahaayeen ah.

Dhageyso warbixin Faah faahsan oo ay Garoowe ku diyaarisay Wariye AdnaRIIX AMA DAAR