Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo Yacquub Maxamed Cabdalla ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayo qeyraadka badda oo ka dhacay jasiirada siishelis.

GUdoomiye ku xigeenka oo u waramay Warbaahinta ayaa sheegay in shirkan uu u matalayo Puntland islamarkaana uu furmay maallin nimadii shalay .

Waxaa shirkaasi ka qeyb galaya Quburo Caalami ah iyo wafuud ka kala socota wadamada Africa iyo caalamka kale,

Dhageyso Warbixin faah faahsan iyo wareysi uu bixiyay Gudoomiye ku xigeen Yacquub oo uu gaalkacyo ku diyaariyay wariye C/laahi Yare.RIIX AMA DAAR