Kadib markii saakay ay duqeymo ay ka dhaceyn Deegaan la Yiraahdo Dalandoolle ayaa waxaa soo baxaya qasaaraha ka dhashay Duqeyntaas ka dhacday  Degmada  Buurhakaba Ee Gobolka Bay

Inta la xaqiijiyay 10-qof oo dad shacab ahaa ayaa ku dhintey duqeynta saakay ka dhacday  Dalandoolle oo u dhow degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay

Diyaaradaha Helicopterka ayaa la Tilmaamayaa in duqeyn dhanka cirka ah ay ka geysteen degmada  Buurhakaba ee Gobolka Bay gaar ahaan meel la Yiraahdo Dalandoolle

Dhanka kale waxaa la Tilmaaayaa in Diyaaradaha  ay duqeyeen gaadiid Halkaas marayaay ay dad shacab ah saarnaayeen xiligaas,

DHAGEYSO WARBIXIN: