Aqoonyahanad Dr Yaasin Faarax Cartan oo Waraysi sinayeey SBC ayaa sheegay in uu yahay Musharax Xildhibaan Aqalka sare ee 2016 ,isago tilmaamay in uu taganyahay in uu noqdo musharax Xildhibanada lasoo Xuli doono 2016.

Dr Yaasin Cartan ayaa sheegay in Codsi uu uga yimid Bulshadda smaliyeed isla Markaana uu gartay in uu isku soo sharaxo xilkan aqalka sare maadama uu u qalmo in uu isa sharaxo Aqoonyahan Xilaal Badan soo qabtayna uu yahay.

Cartan ayaa Kasoo shaqeyeey Meelo Badan oo dalka kamid ah isago xilaal uu wasiir kamid yahay soo noqday sido kalena kamid AH dhkaahtirka Caanka ka ah somalia.

Wuxuu kamid ahaa Dr Yaasin Faarax Cartan Musharaxiinti 2014 isku soo taagay Xilka madaxtinimada Puntland oo uu kamid ahaa Musharaxintii isa soo sharaxay.

Musharax Dr Yaasin faarax Cartan ayaa sheegay in ay doonayaan inay la dagaalaman Hadii uu guulayso Laalushka lagu xanto Xildhibaanada Barlamaanka somalia oo in badan oo xildhibaano ah ay qaatan Laalush.

Hoos kadhagayso Musharaxa oo sharaxaya Taarikhdiisa iyo Meelaha uu wax kusoo Bartay iyo Khibrada uu leeyahay