Warbixintaan Waxay ka sheekeynaysa xaalada dadka soomalida ah ee ku dhaqan Dalka yemen, iyadoo mid mid loo falaaqayn doono maagalooyinka ka dhisan dalka Yemen iyo weliba Dadka soomaalida ah ee halkaas ku dhaqan.

Warbaahinta SBC INTERNATIONAL oo socdaa ku kala Fidisey qaar ka mid ah Magaalooyinka dalka Yemen oo ay kamid yihiim Magaalada caasumada u ah ee Sanca, Mukula, Ticis, Shixir Cadan iyo weliba magaalooyin kale.

Magaalooyinka waxaa ka mid ah Sanca waxana jira arday aad u faro badan oo soomaali ahay dhiftaan jaamacadaha waa wayn ee magaalada.

Magaalada Shixir ayaa ka mid magaalooyinka dadka soomalida ah ay ku dhaqan yihiin iyadoo halkaas ay ku sugan yihiin dad kaluumaysato ah oo nolo maalmoodkooda ka dhacsada.

DHAGEYSO Warbixin: RIIX AMA DAAR

Waxa ka mid ah Maagaalada Ticis iyadoo magaalada ay ku taal jaamac aad u wayn oo lagu Magacaabo Jaamacatul Ticis oo ay ku sugun yihiin arday soomali ah, iyaga oo kuu sheegeya in ay dib ugu noqon doonaan Dalkooda Hooyo.

Waxan ku dhagaysan doontaan codad iyo walib shaqada ugu badan ee dadka soomalida ah ay qabtaan iyo welibamagaalooyinka ah ku badan yihiin.

Maxamuud Cabdi Siciid (Fantastic)
SBC International Mukala Yemen