Degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxa loo magacaabay Maxkamad ka dib codsiyo ka yimid maamulka degmadaas.

Garsooraha cusub ee Maxkamada Balcad waxa loo magacaabay ninka lagu magacaabo Sh Ibraahim Xasan Sheekh Xuseen, waxaana uu ka mid ahaa waxgaradka u dhashay degmadaasi.

Xaflad lagu soo bandhigayay garsorka cusub ee maxkamadaas ayaa waxaa ka qeyb galay gudoomiyaha Racfaannka gobolka shabeelaha dhexe Sh Axmed Sh Ibraahim siidii isagoona u faah faahiyay sbc.

Dhageyso Warbixin faah faahsan oo ay Jowhar ku diyaarisay wariye Maka beella.RIIX AMA DAAR