Gudomiyaha Dagmadda Baran Ee Gobolka Sanaag Maxamed Ismaacil Ciyoon Oo Goordhow La Hadlay idaacadda SBC Ayaa Sheegay in gudaha dagmadaasi laga arkay Bisha Shawaal Oo Ku Beegan Maalinta Koobaad ee Munaasibada Ciidul Fidriga.

Ciyoon Ayaa sheegay in wasaaradda Cadaaladda, Diinta iyo Owqaafta Puntland Ay Ugudbiyeen Xaqiiqooyin Muujinaya Bilashada Bisha Shawaal.

Ugu Danbeynna wuxuu hambalyo Udiray Dhamaan Madaxda shacabka iyo Dhamaan Umadda Muslimiinta ah ee barito Udabaal dagaya Munaasibadda Ciidul Fidriga.

Hoos ka dhageyso wareysiga: