Mid ka mid ah xaafadaha kuyaala magaalada Jowhar xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ayaa dadka ku dhaqan waxay ka cabanayaan biyo farabadan oo dhex ceegaaga xaafadaas kuwaas oo uu isbedel ku yimid.

Mid ka mid ah dadka ku dhaqan Xaafada Bagaashka oo ah xaafada ay ku dhaqan yihiin qoysasykan cabanaya ayaa waxa ay uu u sheegay xafiiska SBC ee Jowhar in biyahan ay durbadiiba ka dhasheen cayayaan dhibaato ku yaha bulshada, ayna yihin kuwo isbedelay oo laga baqaqabo in ay cuduro ka dhashaan.

Waxa uu sheegay in ay ugu baaqeen maamulka gobolka iyo cid kasta oo wax ka qabad ka muujinta arinkan in la lagala qabto dadka xaafadaas balse ilaa iyo iminka aanay helin wax jawaab celin ah .

Dhageyso Warbixin faah faahsan oo ay diyaarisay wariyaha SBC ee Goboka Shabeelaha dhexe Maka Maxamed Iimaan.RIIX AMA DAAR