Waxaa lugu dhawaaqay Liiska ciyaartooyda gobolka Karkaar ee ugu qayb galaya Ciyaaraha Gobolada Puntland oo lugu wado in 10ka bishaan June lugu qabto magaaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Karkaar ayaa ku jira Guruub B ee ciyaaraha Gobolada Puntland, waxayna guruubkaas ku waheliyaan Xulalka Nugaal oo marti geliyaash ah, Gardafuul oo ku cusub Tartankaan, Sanaag iyo weliba Haylaan.

Halkaan Ka Dhagayso Tababaraha Xulka Karkaar: RIIX AMA DAAR

Liiska Xulka Gobolka Karkaar Ee Ka Qayb Galaya Ciyaaraha Gobolada Puntland :

Tababaraha Xulka : yusuf han kuduul

Tababare Ku Xigeenka : kismaayo gardawe

Ciyaartooyda xulka Karkaar :

1.CANDHAF

2.INDHA YARE

3.IDIRIS CISMAN

4.MAXAMUUD UKUN

5.MAXAMED SANKA

6.MAXAMED BURHAAN

7.CUMAR MAYCON

8.C.QANI DHUWANE

9.SIDIIQ MUUSE

10.KHAALID MUUSE KHAALID

11.BASHIIR SAFIYOOLA

12.SALBO WABERI

13.SACIID ZABUUNI

14.HUBANE DHANJAROOS

15.NAJIIB CABDI COON

16MAX.UD C.LAAHI DAACAD

17.AXMED ISXAAQ

18.SICIID MAX.ED CIISE.CAGAQOYAN

19.C.RISAAQ AXMED YASIIN

20.BASHIIR BARADA

21.JABIR CABAAS

Diyaariyey : Maxamuud Cabdi Saciid Fantastic