Barqo nimadii maanta gudaha magaalada Taleex ee gobolka Sool waxaa qaab duulaan ciidan ah ku galay Ciidan ka tirsan maamulka Labaxay Soomaaliland oo ka yimid dhanka magaalada Laasacaanood ee xarunta gobolka.

Mid ka mid ah Saraakiisha ciidanka maamulka labaxay Soomaaliland ayaa sheegay in ciidanka Soomaalialnd ay ku tageen degmada Taleex Qaab howlgal ah waasida uu hadalka u dhigaye kaas oo loogaga golleeyahay in lagu hakiyo shir sidayasadeed ka socda Taleex oo ay qabsadanayaan dadka wada dega gobolada SOol Sanaag iyo Ceyn.

Dageyso Warbixin Faah faahsan oo Warkan ku saabsan iyo Wariye Maxamed Cali iimaan.RIIX AMA DAAR