Cabasho xoogleh aya ka soo baxeysa wadayaasha gaadiidka ka shaqeeya inta u dhaxeysa Ismaamulka Soomalida iyo gobolka Hiiraan .

Cabashadan ayaa soo baxday ka dib markii jidka u dhexeeya labada gobol ay ku soo badanayaan kooxo burcad ah iyo ciidanka Dowlada ee aagaas ku sugan.

Wadayaashaas qaarkood oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay iminka tagan yihiin Quus ayna ka baqanayaan in ay joojiyaanba howlaha ay ka dhex awadaan labada dhinac waa Gobolka Hiraan iyo Ismaamulka Soomaalida Itoobiyee.

Dhageyso Warbixin faah faahsan oo uu Baladweyne ku diyaariyay wariye Cismaan Aadan Careys.RIIX AMA DAAR