Beeralayda Puntland ayaa qabsanaya shirweyne ku saabsan iskutashiga beeralayda iyo wax tar la’aanta hay’addaha ku qaraabta inay beeralayda Puntland ka taageeraan dhinaca wax soo saarka.

Shirkaan oo ka dhicidoona magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag waxaanna la qaban doonnaa dabayaaqada bishan.

Waa shirkii Labaad Ee Ay isugu yimaadaan Beeraleyda Puntland waxeyna oga hadlaan aayahoodda iyo Taageero la’aanta ka heysata Hay’adda Caalamiga Ah Ee Aduunka.

Hoos ka dhageyso warbixin: