TODOBADKA-IYO-SOMALIA
Barnaamijka Todobaadka Iyo Soomaliya waa barnaamij aad habeen walba oo jimco ah ka dhagaysataan warbaahinta SBC INTERNATIONAL xarunta ay ku leedahay magaalada Bosaso.

Barnaamijka waxaa kusoo qaadanaa Wararkii ugu waa waynaa ee Todabaadkaas ka dhaca dalka Soomaliya waraysiyo, Warbixino iyo weliba Warar kale oo aad u xiiso badan.

Waxaana Barnaamijka Todobaadkan uu noqonayaa mid xiiso badan, waxana soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Saciid Fantastic.

Halkan ka dhagayso : RIIX AMA DAAR