CIYAARHA
Barnaamijka faaqidaada ciyaaraha waa Barnaamij duhur walba ka baxa warbaahinta SBC INTERNAIONAL marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Maanta Oo Arbaco Ah Barnaamijka waxaan ku qaadi dhigi doonaa falaanqayta Kulanka xiisaha badan ee caawa dhexmari doona kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid kulanka lugta labaad ee Semi-finalka Champions League iyo weliba falaanqaynta kulankii xalay Real guusha 4:0 ahayd ka gaartay Bayern Munich.

Waxaa Barnaamijka Soo Jeedin Doonaa Wariyaha Ciyaaraha SBC wariye Maxamuud Cabdi Saciid Fantastic

Halkaan Ka Dhagayso :RIIX AMA DAAR