CIYAARHA6
Barnaamijka faaqidaada ciyaaraha waa Barnaamij duhur walba ka baxa warbaahinta SBC INTERNAIONAL marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Maanta Oo Arbaco ah waxaad ku dhagaysan doontaan wararkii Ugu dambeeyey ee ciyaaraha.

Waxaa Barnaamijka Soo Jeedin Doonaa Wariyaha Ciyaaraha SBC wariye Maxamuud Cabdi Saciid Fantastic

Halkaan Ka Dhagayso : RIIX AMA DAAR