CIYAARHA6

Barnaamijka faaqidaada ciyaaraha waa Barnaamij duhur walba ka baxa warbaahinta SBC INTERNAIONAL marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Maanta Oo Sabti ah Gebi ahaanba barnaamijku wuxuu noqon doona falaanqaynta kulamada Finalka ah ee Arsenal Vs Hull City FA Cupka iyo Barcelona Vs Atletico Madrid ciyaar kala bax ah oo Spain iyo Camp Nou ka dhacaysa.

Waxaa Barnaamijka Soo Jeedin Doonaa Wariyaha Ciyaaraha SBC wariye Maxamuud Cabdi Saciid Fantastic

Halkaan Ka Dhagayso : RIIX AMA DAAR