CIYAARHA6
Barnaamijka faaqidaada ciyaaraha waa Barnaamij duhur walba ka baxa warbaahinta SBC INTERNAIONAL marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Maanta Oo Talaado ah barnaamijku wuxuu u badnaan doonaa Ciyaaraha Gobolada Puntland ee lugu qaban doono Garoowe, iyo waraysi aan la yeelanay qaar ka mid ah ciyaartooyda galabta is arkaya

Waxaa Barnaamijka Soo Jeedin Doonaa Wariyaha Ciyaaraha SBC wariye Maxamuud Cabdi Saciid Fantastic

Halkaan Ka Dhagayso: RIIX AMA DAAR