odayaasha ku dhaqan dalka Yemen ayaa ka hadley xaalada murugaysay ee dhiigu ku daatey oo maalmahan ka socotey Magaalada Kismaayo.

Kismaayo ayaa Waxaa maalmahan ka socdey dagaal uu dhiig badani ku daatey kaas oo dhex marey Maamulka Juba land Axmed Madoobe iyo Maleeshiyaad aan la aqoon haybtooda.

Cabdi Saajin oo ku magac Dheer ( Ciidaada Gal ) oo ka md ah odoyaasha ku dhaqan dalkan Yemen oo la hadlayey warbaahinta caalimiga ah SBC ayaa sheegey in uu aad uga xun yahayDagaalka Dhiigu badani ku daatey ee maalmahan ka socdey Magaalada kismaayo.

Dhageyso Warbixin Faah faahsan oo  uu ka diyaariyay Wariye Maxamuud Cabdi Siciid RIIX AMA DAAR

waxa uu sheegey in dadka ku dagaalamaya halkaas ay ka midoobaan oo aysan maamulkooda iska dumin oo ay adkaystaan.

Waxa kale oo uu hadalkiisa ku darey in ay Meel uga soo wada jeestaan cadawgooda waa sida uu haadalka u digey Ciidaada Gal o ka mid ah Odoyaaasha reer Puntlan ee Ku dhaqan Dalka Yemen gaar ahaan Magaalada Mukula.

Maxamuud Cabdi Siciid Fantastic
SBC INternational Mukala Yemen.