Waxaa goor dhoweyd soo gaba gaboowday doorashadii gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanka Soomaaliyeed .

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamanka waxaa loo doortay Mahad Cabdulle Cawad .