Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 06 February,2013 ku qaabiley xafiiskiisa Madxtoyada Garowe wafuud ka socotey Safaaradaha dalalka Sweden iyo Britain ay ku leeyihiin Kenya.

Wasiiru dowladaha Sharciga Madaxtoyada Gen.Yuusuf Axmed Kheyr iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtoyada Dr.Jaamac Warsame Jaamac ayaa la qaabiley wafuuda Madaxweynaha.

Waxaa ka mid ahaa qodobadda ay ka wada hadleen Hirgelinta nidaamka Dimqoraadiyada Puntland .Amaanka ,gargaarka bini’aadanimo iyo arrimaha Federaalka.

Sawiro
Dr_Farole Madaxweynaha ,Agaasimaha Madaxtoyada iyo wasiiru dowlaha Sharciga Madaxweynaha iyo Wafdiga SIDA1 Madaxweynaha iyo Wafdiga SIDA2 Madaxweynaha iyo Wafdiga SIDA Madxweynaha iyo British Embassy Kenya Madxweynaha iyo British High Commissioner Madxweynaha iyo wafdiga SIDA

Communications Office
The Puntland Presidency
Office: +252 90 — 794312 / 794040 / 794776 / 794597 / 799128