Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa si la yaab leh u wacay telefoonka shaqaalaha Crew-ga dayax gacmeedka Atlantis isagoo sheegay in uu u maleynayey in uu wacayo Pizza la cuno meelaha lagu gado.

Shaqaalaha oo telefoonka ka qabtey ayuu madaxweynuhu wuxuu si la yaab leh u leeyahay “Waa Madaxweyne Obama yaan la hadlayaa”
Shaqaalaha ayaa ugu jawaabay” waxaad la hadlaysaa Atlantis Crew International Space Station” hadaba qosolku wuxuu dhacay markii uu Madaxweynuhu sheegey hadalkan hadaba halkan link Video ka daawo qosolkaasi yaabka leh ee kala qabsadey Obama & shaqaalaha dayaxgacmeedka.

Halkan ka daawo

Keyse Caamir
SBC Monitoring