Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan  Maxamed Maxamuud  Faroole oo la hadlayey idaacadda SBC ayaa uga warmay  Dabkii habeenkii  xalay ahaka kacay Suuqa uguw aynaa ee Bosaso kaas oo gabi ahaanba bas beelay  dhaman hantidii talay halkaasi kadib markii abaaro sagaalkii fiidnimo uu  ka kacay dab xoogan oo aan ilaa iyo hada la garanayn waxaa uu ka dhashay

Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ku tilmamay dabkaani masiibo ku habsatay Suuqa bosaso isagoo ka hadlayana waxaa uu yiri.

Sidoo kale Madaxwaynaha waxaa uu tacsi u  diray ganacsatadii uu  khasaraha bahsan soo  gaaray iyo sidoo kale  dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartay  isagoo intaasi ku daray in uu gudiyo baaritaan iyo gurmadba samaynaya dhawan  magacaabi doono

inta la og yahay waxaa dabkaani kudhinta hal qof halka labo kalena ay ku dhawacmeen iyadoo ilaa iyo imika aan la ogayn khasaraha dhabta ah ee uu gaystay  balse ay bas beelen dhamaan suuqii halkasi ku yaalay iyo  hantidii  talay 

horay sidaan oo kale waxaa dhowr jeer oo hore  dab u qabsaday hanti aad u badnayn oo sarnayd dooni ku xirnayd dekada bosaso lamana garanayo dabkaan soo  noqnoqdayee ka jira bosaso.,
DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA
DHAGEYSO

DAAWO SAWIRO GAAR U AH SBC xiligii waresiga Madaxweynaha


Wariye C/naasir Yaasiin Salaad iyo Madaxweyne C/raxmaan Faroole

C/naasir Yaasiin Salaad
SBC International Garoowe