Madaxweyne Farole oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Maxamad Cisman Edson

TACSI: Marxuum Maxamad Cismaan Aden “Edson”

Inaa Lilaahi waa innaa Ilayhi Raajicuun.

Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca dadka iyo Dowladda Puntland waxaan Tacsi tiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyskii, ehelladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamad Cismaan Aden “Edson” Qunsulkii hore ee Safaaradda Somalida ee dalka Kenya oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi.

Waxaan ILAAHAY Subxanahuu Wa’tacaalaa uga baryeynaa inuu Marxuumka ka waraabiyo Janadii Firdowsa, samir iyo iimaan-na ka siiyo dhammaan ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed. Aamin. 

Cabdiraxman Sh. Maxamad Maxamud (Farole)

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Communications Office

The Puntland Presidency
Office: +252 90 — 794312 / 794040 / 790999 / 794597 / 799128
Daalacatey :517

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print