Waxaa si rasmi ah iminka loogu wareejiyay Xilka Madaxweyne nimo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheeq Maxamuud .
Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sh Axmed Ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Madaxweynaha Soomaaliya ee Cusub Boorso yar oo aad u qurux badan taasi oo uu ku jiray Feylka Qaranka Soomaaliyeed waxaana ka gudoomay Madaxweynaha Cusub Xasan Sheeq Maxamuud.
Daalacatey :441