Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo kicitamay Turkiga,

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho xarunta dalka

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa u duulay sida wararka aanu ka heleyno madaxtooyada Soomaaliya xaqiijinayaan dhankaaas iyo xarunta dalkaasi Turkiga ee Ankara.

Waxaa halkaasi Madaxweynuhu ku joogi donaa safar shaqo oo maalmo qaadanaya isagoona kulamo kula qaadan doona madaxda sar sare ee dalkaas iyo xubno beesha caalamka ka socda isagoo kala hadli doona arimaha Soomaaliya.

Safarka madaxweyne Xasan ee Dalkaasi Turkiga ayaa imanaya xili casuumaad ay ugaga timi madaxda sar sare ee dalkaas maadaama turkiguyahay dalka keliya ee Soomaaliya sida ugu macquulsan ugala shaqeeya arimo madan oo Saaxiibtinimo balarana ka dhaxeyso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print