Wararka naga soo gaaraya xarunta madaxtooyada Villa Somalia Ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuuud uu U Dhoofay dalka Nageria.

Warara Aan Heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynaha uu booqan doono Dalalka Kenya iyo Sudaan inkastoo aan si rasmi ah loo xaqeejin hase ahaatee waxaa la xaqeejiyay in Madaxweynuhu uu u ambabaxay Dalka Nigeria

Halkaasi Oo Uu Oga qeybgali doono Caleema saarka Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Nageria Mahamadu Buhari.

SBC, News.