Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta Dikreeto uu ka soos aaray Xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe waxa uu ku magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Puntland.

Sida ku xusan Dikreetada markii uu eegay Madaxweynaha Dastuurka Puntland, markii uu Arkay aqoonta iyo waayo aragnimada uu u leeyahay jagadan waxa uu u magacaabay Axmed Cumar Xirsi (Libaax joore).

Xeerkani waxa uu dhaqan galayaa marka uu madaxweynuhu saxiixo waanu saxiixay.