Digreeto kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman
Maxamed Maxamuud lanbarkeduna ahaa 92, kuna taariikheysneed 22/09/2011 ayaa ku saabsan magacaabis & isku bedel ciidanka police-ka Dowlada Puntland.

Digreetadaan oo fariin dhanka E-mailka ah lagu soo gaarsiiyay warbaahinta SBC ayaa u dhignayd sidaan.

Waxaa magacaabis iyo isku shaandhayn lagu sameeyey qaybaha iyo
saldhigyada ciidan-ka Police-ka Puntland.

1)Gaashaanle/sare Maxamed Jaamac Maxamed(Heeryo)       Taliye-xigeen Hogaanka Saadka
2)Gaashaanle Axmed Yuusuf Muuse, Taliye- xigeen Hogaanka Ciidanka
3)Gaashaanle/sare Axmed Gaani Cali, Taliyaha Qaybta gobolka Bari
4)Gaashaanle/sare Maxamed Cali Xaashi, Taliyaha Saldhiga Dekedda Bosaaso.
5)Gaashaanle/dhexe Faarax Warsame Cabdiraxman                Taliye-xigeen Qaybta Gobolka Nugaal
6)Dhamme Maxamud Cabqaadir Xasan                     Taliye-xigeen Qaybta Gobolka Bari
7)Gaashaanle/le Cali Axmed Maxamed Taliye-xigeen Saldhiga Airpot Bosaso
8)Dhamme Cabdulqaadir Faarax Nairobi                   Taliye-xigeen Ciidanka Birmadka
9)Gaashaanle/le Maxamed Warsame Xasan                               Laanta Socotada.

Xeerkani waxaa uu dhaqangalayaa makuu Madaxwaynha Puntland
Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Sixiixo, waana uu saxiixey.