Madaxweyne C/raxman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa Shir Jaraa’id oo Dhinacyo badan taabanaya Jeediyay kaasi oo si qoto Dheer ugu qotoma Arimaha Doorasha Golayaasha Deegaanka Puntland kuwaasi oo lagu waday in Beri [15-july] lagu waday inay ka dhacaan Deegaanada Puntland

DHAGEYSO SHIRKA JARAA’ID EE MADAXWEYNAHA