Madaxweynaha Puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi Uu Hogaaminayo ayaa Maanta usafaraya dalka talyaaniga waxaana socdaalkiisa ku weheliya Masuuliyiin Kale Oo Ka Tirsan Maamulka Jubbaland

Ula Jeedka Safarkoodda Ayaa Lagu Sheegay Ka Qeybgalka Shir Caalami Ah Oo Ka Dhacay Dalka Talyaaniga Kaas Oo Ay Si wada Jir Ah Oga Qeybgali Doonaan.

Docda Kale Safarka Masuuliyiintaan Ayaa Ku Soo Aadaya iyadoo Maanta Lagu Waddo Garowe in Lagu Soo Gaba Gabeeyo Shir Usocday madaxda Maamul Goboleedyadda Dalka iyo Madaxweyne Xasan Sheikh.

Si Cadna Looma garanayo inta maaml mood  ee socdaal koodu uu qaadan doono,waxaase la filyaa in madaxweyne Gaas iyo Wafdigiisa ay la kulmaan Madaxda Talyaaniga oo ay kawada hadlaan arimo quseeya Soomaaliya.

Mana Aha Markii U Horaysay Oo Safar Noocaan Oo kala Ah Uu Madaxweyne Gaas Ugu Amba Baxo Dalka Talyaaniga, Waxaanna Dhawaan Uu Ka Soo laabtay Dalka Ithobia Oo Uu Oga Qeybgalay Shir Caalami Ah Oo Looga Hadlayay Amniga Qaaradan Africa.

SBC, News.