Munaasabada afurita ah oo sanadkasta bisha ramadaan ayqabato wasaarada arimaha gudaha dowladaha hoose iyo hor umarinta Puntland ookashanaysa hayada qaramad midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR  waxaa ay ku afuriyaan barkacayaasha iyo dadkaqaxootiga ah ee ku nool Puntland .

Waxaana ka qayb galay madaxwayne ku xigeenka Puntland xubno kamid ah golihiisa wasiiradahayadaha qaramada midoobay ,barkacayaasha ,qaar ka mid ah dadka qaxootiga ah ee ku nool Garoowe .

Macalin isaaq abdi xasan gudoomiyaha barkacayasha Puntland oo munaasabada hadal ka jeediyey ayaasheegay in barkacayaasha siwayn loogu soo dhaweeyey Puntland isla markaana aydowlada kala shaqaynayaan dhanka amaanka waxaana ugu baaqay barakacayaasha iyo dhamaan bulshada Puntland in xiliska saran ilaalinta amaanka.

Wasiirka arimaha gudaha dowladaha hoose iyo hormarinta reermiyiga C.laahi Axmed Jaamac ilko jiir ayaa kawarmaya ujeedka laga leeyahayafurkaan ay u sameeyeen barkacayasha iyo dadka qaxootiyada waxaana uu sheegayin dadka u soo barkacay Puntland wax badan loo qabtay oo aan loo qaban dadkareer Puntland ee gudaha ku barkacay .

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo gabagabadii munasabadahadal ka jeediyey ayaa sheegay in munaasabadan leedahay labo ujeedo oo miditahay afurinta barkacayasha iyo qaxootiyada tankale ay tahay saagotinta madaxiihayada undp Puntland nic presfor oo mudo labo sano ah oo Puntland lashaqaynayey  waxaana uu kula dardaarmaydadka barkacayaasha.

Sawiro














Maxamed Siciid Yuusuf
SBC International Garoowe