Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in ay ka qeyb galayaan shirka ka dhacaya bisha soo socota ee June magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Tani waxay ka dambeysay markii uu dhexmatey wadahadal madaxda maamulada Galmudug & Puntland & dalwada Turkiga, dawlada KMG Soomaaliya iyo waliba qaramada Midoobay, taasi oo keentey in ay ka noqdaan madaxweynayaasha labadan Maamul diidmadii todobaadkan ay ka muujiyeen shirka Istanbul ayna aqabeen in ay ka qayb galaan shirkan oo lagu wado inay ka soo qayb galaan dhinacyada siyaasada Soomaalida.

SBC News Desk