Telefishinka CNN ee dalka Mareykanka laga leeyahay ayaa barnaamij ka sameeyey mucjiso aan horey loo maqal oo qayb ka ah awooda ALLE taasi oo ah Ubax ama Fiyoore marka uu maqlo Aadanka Salaada kala baxaya ama afka kala qaadaya, arintaasi oo yaab iyo fajac ku abuurtey dad badan oo dunida ku dhaqan.

Warbixintan oo uu daabcay website-ka LaYaabka.com iyadoo dhameystiran link-ga hoose video iyo sawiro riix si aad uga bogato.
HALKAN RIIX