Waxaa Maanta  Maamulka Gobolka Mudug iyo Kan Degmada Gaalkacyo ay Booqsho ku tagay Kaamka Tawakal ee Duleedka Magaalada Gaalkacyo halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Dadka kusugan Kaamkaas kuwaas oo Xal kagaaray Buuq dhanka Maamulka oo ku Dhex Jiray.

Booqashada Maamulka ayaa Kaamka Tawakal si aada looga soo dhaweeyay iyadoona shacabka Tawakal ay sheegeen inay ku faraxsanyihiin booqashadaan Maamulka gobolka iyo Kandehma ay ugu Yimaadeen.

Agaasimaha Barakacayaasha Degmada Gaalkacvyo Dahabo Maxamed Bare ayaa shaaca ka qaaday in guul laga gaaray dhanka caqabadaihii Mamaulka ee kajirtay Kaamka Tawakal ee Gaalkacyo

Dhinaca Kale Dhamaan Bulshadii Kaamka Tawakal ee Warbaahinta lahadalay ayaa sheegay in ay kufaraxsanyihiin Xalinta Khilaafkan Ka dhextaagnaa Maamulka Kaamka Tawakal.

DSCF6110 DSCF6114

Liibaan C/laahi Faarax Qaran
SBC International Gaalkacyo.