4Bisha Aprilwaa maalinta caalamiga ah ee loo aqoonsaday inay noqoto maalinta Miinooyinkaadduunka waxaana laga wada xusaa maalintaasi Caalamka Guud ahaantiisba waxaanalagu soo bandhigaa maalintaani dhibaatooyinka iyo Horumarada Laga Gaaray dhankasaarista miinooyinka .

Maalintaaniayaa waxaa sidaasi si lamid ah waxaa looga xusay Gudaha wadanak Soomaaliya ooah wadan ay dhibaato xoog leh u gaysteen miinooyinka oo isugu jirta Naf iyomaalba u kumanaan soomaaliyeed oo isugu jiray Carruur iyo waayeel aan garanaynwaxyeelada dhibaaatooyinka waxyaabaha Qarxa .

Hay’adaPuntland u qaabilsan dhanka miino saarista iyo waxyaabaha qarxa ee PMAC ayaasoo qaban qaabisay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka Soo qaybgaleen qaybaha kala gadisan ee Bulshada  sidaururada Haweenka oo ku labisnaa Calanka Puntland iyo Caalamado muujinayaodhibaatooyinka waxyaabaha qarxa ,Dhallinyaro ,Ardayda wax ka barata dugsiyada Kuyaala Magaalada Garoowe iyo CiidamadaBaanbayda oo iyagu hor mud u ahaa socod dheer oo ay ku soo mareen wada dheer eelaamiga ah ee isku xirta magaalada Garoowe .

Socod dheerka dib waxay boqolaalkii dadka ahaa isugu soo urureen Bartamaha Barxada way neeMagaalda agaroowe Halkaais oo ay kula hadleen Mas’uuliyiin ka socotay hay’adaPMAC iyo Hay’ada DDG halka ay ka dagantahay hay’ada PMAC  ayaa Policeka Gaar ah ee u tababaranBurburinta waxyaabaha Qarxa waxa ay halkaasi ku soo bandhigeen Dhoola tusdhanka waxyabaha qarxa ah .

AgaasimahaHay’ada Puntland u qaabilsan dhanka miino Baarisyta iyo waxyaabaha qaraxa eePMAC C/risaaq Ciise Xuseen {Khaatumo}ayaa sheegay in soomaliya ay ka mid tahayay waxyeelada wayn u gayteen waxyaabah qarxaayi somaaliyana aysan wali sixiixinheshiiska dhanka waxyaabaha qarxa ah balse lagu wado in ay dhawaanta la saxiixotaasina ay fududaynayso waxyaabo badan ….

MadaxaHay’ada DDG ee Gobalka Nugaal Saleebana Xaaji Xuseen ayaa sheegay hal ku dhagasanadkaani iyo wax aay qabato Hay’ada DDG oo kamid ah Hay’adaha Fara ku tiriskaah ee ka shaqeeya dhanka miino saarista.

Wasiir kuxigeenka wasaarada amniga C/risaq Xareed Ismaaciil oo ka hadlay xafldaasi lagumaamuusayay maalinta miinad adduunka ayaa kula dardaarmay Hay’ada DDG iyoPMAC  in ay kor dhiyaan  ciidamada Policeka ee ka shaqeeya dhanka minasaarista oo ay gaarsiiyaan Goobaha ay ku badanyihiin waxyaabaha qarxa .

Halku dhagasanadkaani ee maalinta miinada aduunka ayaa ahaa lugtaada I amaahi waxaynasheegeen madaxda hay’ada PMAC inay sanadii ugu danbaysay ay  14,417 waxyaabaha qarxa ah ay ka saareendeegaanada Puntland sidookalna ay wacyi galino kala gadisan u sameeyeebn dadkor u dhaafaya 15000 oo ku dhaqan guud ahaanab deegaanda Puntland .

waxayna kusoo beegmaysaa xusitaana maalinta miinada adduunka iyadoo ay maalinwalbaqoraxyo loo adeegsaday waxyaabaha qarxxa ay ka dhacaan Gudaha wadankasoomaaliya iyadoona kii ugu danbeeyay uu maanta ka dhacay xarunta tiyaatarkaqaranka kaasi oo ay ku dhinteen madax ka tirasan dowlada Somaliya iyoWariyayaal waxayna muu jinaysa ataasi dhibaatda ay wax yaabha qarxa ku hayaanshacabwaynaha soomaaliyeed .

SAWIRO





Loading….
Yusuf Maxamed Maxamud {Yusuaf Yare}
SBC International Garoowe