Maalinta Beri ah Waxay ku beegantahay 11sano guurada Hay’ada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC

Hambalyo Hambalyo Dhamaan Akhrista Yaasha iyo Dhageystayaasha Warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC International.

Maalinta Berito ah waxa ay ku beegan tahay Sanad guuradii 11naad ee Idaacada Tv-ga iyo Website-ka SBC International .

Dhamaan Xarumaha Warbaahinta Somaaliyeed ee SBC waxaa lagu wadaa in beri ay ka dhacaan Munaasabado waaweyn oo lagu xusayo sanadguurada 11naad ee ka soo wareegatay Aas aaskii shirkada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC.

 

Daalacatey :673

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print