Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada ka soconaay Wareegii labaad ee Doorashada Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Soomaaliya waxaana isugu soo haray 4 Musharax oo ahaa kuwi ugu Codad Batay Waregii Wareegan ka horeeyay kuwaasi oo kale ah.
Cawli Ibaarhin Muudey———————————–40 cod
Bashiir Maxamed Jaamac——————————–31 cod
Jeylaani Nuur Iikar——————————————36 cod
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye——————-26 cod
Musharaxiintan ayaa noqday kuwo helay Codadkii ugu tirada Badnaa Wareegi hore ee Doorashada wixii ku soo kordha kala Soco SBC Muqdisho
ALLSBC MUDISHO LIVE
SBC International Monitoring
Daalacatey :342