Waxaa Xarunta Akadeemiyada Gen Kaahiye ee Muqdisho ka bilaabatay Doorashada Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaana ay Dhamaantood xildhibaanada yihiin kuwo u diyaarsan inay Tartanka Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Inta ka dhiman.
Daalacatey :323