Ciyaarta xiisaha leh ee ka socota garoonka Xaaji Xasan Guuleed ee magaalada Jibuuti waxaa kulankaasi laga soo laabtey nasashadii qaybtii labaad ayaa socota waxaana lagu jiraa daqiiqadii 57-aad.

Kulanka waa 0-0 xiligan.

Toos ugala soco SBC wararka iyo sawirada kulankaasi, inagoo hadii ay inoo suurtagasho idiin soo gudbin doonna muuqaal ama LIVE aad kaga daawan doonto cumputerkaaga, hadii ALLE inagoo isku dayeyna arintaasi.

kulanku hada waa Somalia 1-0 Itoobiya.

SBC News Desk