SPORTS: Manchester United oo daaqada Champions Leage laga tuurey+VIDEO

KulankII adKAA ee qaybta ka ah lugta labaad ee horyaalada Qaarada Yurub Champions League ee dhexmaray Manchester United oo gurigeeda ku martigalinassay kooxda reer Spain Real Madrid ayaa ku soo dhamaaday in koobka laga reebo kooxda Man United ka dib markii ay natiijadii ciyaarta lugtii hore iyo tii labaad ku soo dhamaatey 2-3.
man_u_real

indhuhu waxay si weyn  hayeen ciyaaryahan Cristian Ronaldo oo markii ugu horeysay tan iyo sanadkii 2009-kii dib ku ciyaaray guriga kooxdii uu horey uga midka ahaa ee Man United ee Old Trafford, isagoo kooxdiisii hore ka dhaliyey goolka sadexaad ee guusha siiyey Real Madrid.
champions_league_beams

Hadaba kulan ciyaareedkan xiisaha leh ee sida weyn natiijadiisa loo wada sugayey toos uga daawo Cumputer-kaa, lap top ama Mobile adigoo riixaya linka Video-ga hoose dhamaan goolashii ciyaartaasi xiisaha laheyd.


LIVE VIDEO
SBC News Desk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print