Live Natiijada Doorashada Gudoomiye ku xigeenka oo lagu dhawaaqay

Xildhibaanada u taaagan Jagada Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Barlaamaanka Dalka Soomaaaliya ayaa waxaa codeyntooda ay ku soo gabagaboowday Xarunta Akadeemiyada Gen Kaaahiye ee Magaalada Muqdisho waxaana Aad goor dhow heli dontaa Codadka Rasmiga ah ee ay kala heleen.

1)Cawli Ibaarhin Muudey———————————–40 cod
2)C/dalla Boos Axmed————————————–12 cod
3)Maxad Cali Xagaa——————————————19 cod
4) Tahliil Cabdi Maxamed———————————– 22 cod
5)Bashiir Maxamed Jaamac——————————–31 cod
6) Siciid Maxamed Cali———————————— ma hayno tirada Saxda ah
7)Prof. Maxamed Cumar Dalxa—————————-8 cod
8)Jeylaani Nuur Iikar—————————————36 cod
9) Maxamed Cabdi Xayir Maareeye———————-26 cado
10) C/xakiin Cige Guuleed————————————–8 cod

FADLAN REFRESH DHEH SI AD CODADKA LA KALA HELAY U OGAATO

Muqdisho Live 

SBC International Monitoring

Daalacatey :371

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print