LIVE :Natiijada oo lagu dhawaqay waregii Labaad

Waxaa Gudiga Doorshada Baarlamaanka Soomaaliya ay si rasmi ugu dhawaaqeen Natiijada ay kala heleen Musharaxiinta Afarta ah ee isugu soo haray waregii Labaad ee tartanka waxaana loo kale baxay sidan oo kale.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Codka Bixiyay ayaa ah 210 xildhibaan waxaa xumaaday hal cod waxaa sidaas ku codeeyay 209 cod

Cawli Ibaarhin Muudey———————————–58 cod
Jeylaani Nuur Iikar——————————————91 cod
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ————-30
Bashiir Maxamed Jaamac 30

waxaa loo gudbay wareegii Sadexaad ee Doorshada Waxaana soo baxay

Cawli Ibaarhin Muudey———————————–58 cod
Jeylaani Nuur Iikar——————————————91 cod

Daalacatey :326

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print