Waxaa hada lagu jiraa daqiiqadii 64-aad ciyaartuna waa 0-0 labada kooxood waxay soo bandhigeen awood aad u sareysa waxaana xulka Soomaaliya uu ku jira dagaal aad u adag oo ay ku doonayaan in gurigooda aan looga badin maadama kulan dambe oo lagu kala baxayo aggregate uu dhiman yahay, hadii Somalia 0-0 la gasho Itoobiya oo ay ku badiso kulanka Arbcada lagu ciyaarayo Adis Ababa way soo baxaysaa hadii ay gasho barbar dhac 0-0 ama 1-1 ama ka badan way ku soo baxaysaa, hadiise laga badiyo way ku hareysaa marka maanta inay shabaqa inaanay ilaashadaan ciyaartoyda Somalia waa muhiim hadiiba aysan raadin inay goolal dhaliyaan.

waa daqiiqadii 64-aad.