Waxaa hada ka socda magaalada Nyon ee dalka Switzerland isku aadka kooxaha u soo baxay wareega 8-da koobka Champions League-ga ee qaarada Yurub, waxaana isku aadkan ka qayb galaya laba kooxdoo oo ka socda Spain oo kala ah Barcelona & Real Madird iyo lix kooxood oo ka kala socda lix wadan kuwaasi oo kala ah:

Marseille  vs Bayern Munich

Chelsea England

Bayern Munich Germany

AC Milan Italy

Marseille France

Benfica Portugal

APOEL Cybrus

Habada kooxadan sida la isagu aadiyo ayaan toos ugala socon doontaan SBC Online.

SBC  Sports News Desk