Waxaaa lugu dhawaaqay 24 ciyaartooy oo hordhac ah ee xulka Haylaan, iyagoona isku diyaarinaya inay ka qayb qaataan ciyaaraha Gobolada Puntland ee dhowaan lugu wado in lugu qabto Caasumada Puntland ee Garoowe.

Gudoomiyaha Haylaan : Maxamed Cumar Hargaysa.

Tababaraha Xulka : C/fataax Xasan Aadan.

Liiska 24 Ciyaartooy Ee Hordhaca Ah Xulka Haylaan

1: Khadar Maxamed Yuusuf (Fagare).

2: Yoonis Mahdi Maxamed (Bootaan).

3: c/shakuur Maxamed Axmed (Boqole).

4: Maxamed Cawil (Eto’o).

5: Axmed Saciid Cawad (Sakaawe).

6: Cumar Cabdi Cilmi.

7: Maxamed C/laahi Jaamac.

8: Axmed C/raxmaan Yuusuf.

9: Muuse Wood.

10: C/risaaq Wood.

11: Maxamed Axmed Laac.

12: Maxamed Saxardiid Dacar.

13: Cali Cawil C/laahi.

14: C/casiis Cabdi Cali (Suldaanka).

15: C/casiis Maxamed Cumar (Cali Dheere).

16: Maxamed Aadan Ilig.

17: Maxamed Xasan Nuur.

18: C/laahi Cabdi.

19: C/raxmaan Cabdi.

20: Mustafe Maxamuud Cismaan.

21: Mukhtaas Caaji Cabdi.

22:Mustafe Baajuun Cabdi.

23: Khaalid Muuse Khaalid.

24: Maxamuud C/samad Maxamed (Dhalo).

Diyaariyey: Maxamuud Cabdi Saciid Fantastic