Kulanki labaad ee tartanka Kediska SBC oo Soo gaba gaboobay

Waxaa goor doweyd soogaba gaboobay Tartankii labad ee caawa ee kediska Ramadaanka SBC international kaasi oo dhexmaray labada xaafadood ee kala ah, 26da June Boosaaso Vs Iftin Baran.

Labada xaafadood ayaa waxaa dhexmaray tartan aad u adag islamarkaana aad u xiiso badnaa waxaana ugu dambeyntii ay guushu ku raacday xaafada Iftin Baran.

dhibcaha
26-ka June Boosaaso 12
Iftin Baran  16.

Habeen dambe Waxaa jira tartamo adag oo ay wada yeelan doonaan xaafado ku jira tartanka kediska SBC waxayna kala yihiin.

Xaafada Onkod Dangoranyo vs 1da lulyo Boosaaso

Xaafada Qoryacad Qardho Vs Xaafatul Carab Boosaaso

Daalacatey :811

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print