Kulanka Clasico ee Real Madrid vs Barcelona oo hadal heynteedu ku weynaatay Dhalinyarada Xiiseysa Horyaalka Isbeyn’ Saaxiiboow 4 ta Ciyaarood waa ka tirsanayaa iyo Car iga tirso sanadkaan Morinhaa ii jooga ayaa laga hadlayaa’

Waxaa aad ugu batay Mudooyinkaan Goobaha laga Daawado Ciyaaraha Caalamka Hadal heynta Kulanka Clasico ee U dhaxeeeya 16ka bishaan Naadiyada Real Madrid vs Barcelona,waxaana dhalinyarada Xiiseysa Horyaalka Isbaanishka ay isagu goodinayaan waa kaa tirsanayaa 4ta  Ciyaarood ee aan kulmi doono iyo Car iga tirso Waxaa Sanadkaan ii jooga Macalin Morinho aah macalin aan Mar labaad la dagin iskana ilaaliya guuldarada kooxdii mar ka badisa.

Waxa ay dhalinyarada Goobaha la isagu yimaado daawashada Ciyaaraha Caalamka ay u kala taaageersan yihiin labada Naadisi siman oo ah 50% Barcelona,50 % Real Madrid waxaana labada dhinac uu mid kasta quudareynaya sida uu uga tirsan lahaa dhinaca kale koobab dheyaala walow kan liiga Isbaanishka uu u muuqdo mid sanadkaan farasaarkiisa ay u dhow yihiin barcelona.

Kulamada la isu miciyo lisanayo oo buuqa iyo sawaxanka ka dhaebeeray dhalinyarada Xiiseysa Ciyaaraha Caalamka waa kulamada ku aadan Ciyaarta Clasico Isbeyn ee Dhici doonta 16-4-2011sabtiga soo socota, finalka  kooba Del rey, iyo 2 kulan ee Sami finalka hadii ay caawa soo baxdo Real Madrid oo kulankeediihore ee Championka ku samirsiisay Totenham 4-0.

Hadab la arki doonee dhinacii ay u rumowdo Riyadoodu oo wada xaabsada natiijada kulamada Harsan

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle ‘uurdoox’
uurdoox2007@hotmail.com